Heemaal News Network
somali

TPLF Oo Eedeysay Ciidamada Itoobiya

Taliska Ciidamada Fallaagada Tigreeda ee TPLF ayaa ciidamada Itoobiya ku eedeeyay in weerar ay u adeegsadeen taangiyo iyo madaafiic ay ciidamadooda ku soo qaadeen.

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska fallaagada ayaa lagu sheegay weerarka in weerarka uu 15-kii bishan ka dhacay aagga Dedebiit. Weerarka oo saacad socday ayay xuseen inay ciidamada Itoobiya u adeegsadeen hubka culus.

Balse, dowladda Itoobiya ayaan wax jawaab ah ka bixin eedda ay u soo jeedisay fallaagada TPLF ay u soo jeedisay ciidamadooda kama soo bixin.

Dagaalka Gobolka Tigreega ayaa istaagay kaddib markii labada dhinac ay bishii Maarso gaareen heshiis xabbad-joojin ah oo looga gol leeyahay howlaha bani’aadannimada.

Related posts

Dhimasho Iyo Dhaawac ka Dhashay Weerar ka Dhacay Kenya.

Heemaall

“Calanka Buluuga ah Somaliya ayaa Hore Wax Ugu Wayday” Wasiir Seed Oo ka Hadlay Dhalinyaro Calanka loo Xiray.

Heemaall

Hayada Ka Hortaga Aafooyinka & Kaydka Raashinka Oo Raashin Qaybisay

Heemaall