Heemaal News Network

Trump Oo Cidhiidhi Ay Galiyeen Muuqaalo cusub Oo La Soo Bandhigay

Sanatarada xil ka xayuubinta markii labaad ku sameynaya Donald Trump ayaa waxay soo bandhigeen muuqaal argagax leh oo muujinaya weerarkii ay taageerayaashiisa ku qaadeen xarunta Congreska e Capitol.

Iyaga oo soo xiganaya erayadii uu isticmaalay Mr Trump iyo qoraaladii uu soo galiyay barta tweeter-ka, waxa ay xubnaha dimuqraadiyiinta ku doodeen in uu ahaa shaqsigii ” hormuudka u ahaa kicinta ” maalinkii weerarku dhacay iyo ka hor-ba.

Qaar ka mid ah Sanatarada ayaa qiirooday markii ay soo bandhigayeen rabshadaha ay ku kaceen taageerayaasha Trump.

Muqaal ay kamarooyiinka ammaanka duubeen, balse aan la shaacin ayaa sidoo kale muujinaya sida ay dibadbaxayaasha ugu soo dhawaadeen xubnaha congress-ka.

Related posts

Ciidamada Xeebaha Somaliland Oo soo Bandhigay Wax soo Saar ay ka Sameeyeen Badda.

Heemaall

Siyaasi Weeraray Siyaasiyiinta Hargasa Ee Xilalka ka Haya Muqdisho.

Heemaall

Magacyada Weriyeyaal Iyo Saraakiil Duqayn Looga Dilay Al-Shabaab Oo lasoo Bandhigay(Sawirro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More