Donald Trump ayaa eryey madaxii hay’adda aminga ee dalkiisa, Chris Krebs (Cyber Security and Infrastructure Security Agency (CISA), isaga oo ku eedeeyey in uu yidhi hadal aad u khaldan.
Hadalkii udambeeyay ee Chris Krebs uu kahadlay amaanka doorashada 2020 aad bey u khaldaneyd, in ay jiraan musuqmaasuq iyo kayaano balaaran – oo ay kujiraan dad dhintay oo codeynaya, Ilaalada Codbixinta looma ogola goobaha codbixinta, “cilado” mashiinada codbixinta oo isbadalay .. . ayuu ku qoray dagalka uu ku leeyahay twiterka Trump, iyadda oo shirkada twiterkuna digniin saartay fariintiisa.
The recent statement by Chris Krebs on the security of the 2020 Election was highly inaccurate, in that there were massive improprieties and fraud – including dead people voting, Poll Watchers not allowed into polling locations, “glitches” in the voting machines which changed…
— Donald J. Trump (@realDonaldTrump) November 18, 2020
Krebs ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday sanadkanMaraykanku ayna jirin, wax isdaba marin ah, iyo in Maraykanku hubin karo aminga doorashooyinka. “Ameerika, waxaan ku kalsoonahay amniga codkaaga, sidaas oo kale waa inaad adigu,,,” ayuu Krebs ku qoray Twitter 13-kii Noofambar.
Election Infrastructure Subsector – SCC/GCC Joint Statement on the 2020 Election. TLDR: America, we have confidence in the security of your vote, you should, too. #Protect2020 https://t.co/nT9ZnHTbSv
— Chris Krebs #Protect2020 (@CISAKrebs) November 13, 2020