Heemaal News Network
somali

Turkiga Oo Canbaareeyey Weerarkii lagu Qaaday Huteel Xayaat

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyada iyo weerarka tooska ee lagu qaaday Hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.

“Waxaan si adag u cambaareyneynaa weerarradan argagaxisada ah, waxaana Allaah uga rajeyneynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo intii ku geeriyootay, waxaana tacsi u direynaa ehelada iyo qaraabada iyo sidoo kale dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee saaxiibada iyo walaalaha ah, waxaana u rajaynaynaa caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaaqacmay” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka.

Related posts

Qarax Ismiidaamin ah Oo Galbta ka Dhacay Maqayad ku Taala Muqdisho.

Heemaall

Gabar Somali ah Oo Markii Ugu Horaysay loo Doortay Duqa Magaalo weyn Oo ku Taala Mareykanka

Heemaall

Axmed Madoobe Oo la Dardaarmay Guddiga Doorashooyinka ku Matalaya Jubbaland.(Sawirro)

Heemaall