Heemaal News Network
somali

Turkiga Oo Gacanta ku Dhigay Hub ay Lahaayeen Kooxda PKK.

Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah ee turkiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya.

Sarkaal sare oo katirsan turkiga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk.

Dowladda Turkiga ayaa dagaal adag waxaa ay kula jirtaa Kooxda PKK oo ka dagaalanta xadka Suuriya, waxaana Turkiga uu dhowr jeer sheegay in uu dagaalyahano ka dilay.

Related posts

Madaxweyne Mustafe Cagjar” Waan ka Feejinahay Weeraro Markale ka Yimaada Al-Shabaab”

Heemaall

Kooxdii Gaysatay Dilkii Madaxwaynihii Haiti Oo Sir Culus Laga Helay.

Heemaall

Madaxwayne Qoor-qoor Oo Ciidamo Tababar U Soo Xidhay

Heemaall