Heemaal News Network
somali

Turkiga Oo ku Guuleystay Tijaabada Gantaal Burburiya Maraakiibta.

Gantaalka burburiya maraakiibta ee “Atmaca” ee gudaha Turkiga lagu sameeyay ayaa lagu guuleystay tijaabadiisa, sida uu sheegay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Gantaalkan ayaa lagu tijaabiyay markab, sida uu sheegay madaxweynaha.

Waxaa lagu riday Badda Madow ee gobolka Sinop sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga.

Gantaalkan maraakiibta burburiya oo la sheegay inuu jari karo ilaa 200km (124 meyl) ayaa waxaa soo saartay shirkadda Roketsan waxaana maraakiibta lagu rari doonaa dhammaadka sanadkan 2021.

Related posts

“Madaxwayne Waxa Laga Rabaa Ilaalinta Diinta” Wasiirka Diinta Awqaafka Cusub ee Somaliland.

Heemaall

Somaliya Oo Xusaysa Sanad Guuradii 10aad Ee kasoo Wareegtay Safarka Erdogan Ee Muqdisho.

Heemaall

Golaha Wasiirka Puntland Oo Anisixiyay Xeer Cusub.

Heemaall