Heemaal News Network
somali

Turkiga Oo Soomaliya Kala Hadlay Dhamaystirka TEPA

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha XFS Xil. Khaliif Cabdi Cumar & Danjiraha dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey u jooga Soomaaliya Amb Mahmet Yilmaz ayaa manta kulan shaqo ku yeeshay xarunta Safaaradda ee Muqdisho.

Kulanka waxaa labada masuul ku wehlinayay Safiir ku xigeen Ismail Emre iyo masuuliyiin ka socday Wasaaradda Ganacsiga& Warshadaha, waxaana diiradda lagu saaray dardargalinta dhammaystirka heshiiska ganacsi ee hindisihiisu soo bilaabmay 2018 ee loo yaqaan TEPA.

Related posts

RW Rooble Oo si Wayn Loogu soo Dhaweeyay Sacuudiga.(Sawiro)

Heemaall

Biden Oo Bixiyey Amar ay ka Baqeen Madaxweynayaashii ka Horreeyey

Heemaall

RW Rooble Oo Kulan la Qaatay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ee Sweden Oo Dalka Yimid.(Sawiro)

Heemaall