Twitterka Oo Masaxay Dhamaan Fariimihii Dhimashada Loogu Rajaynayey Trump

Fariimaha lagu rajaynaayo geeri ama dhaawac halis ah ama cudur dilaa ah, lama ogola, waana laga saari doona Twitterka ayaa lagu yidhi war kooban oo uu saartay shirkada Twiterku.

Ku dhawaaqistan go’aanka ayaa yimid kadib markii xanuunka Covid-19 laga helay madaxweyna Maraykanka Trum , maalintii Jimcaha ahayd, marklaas oo ay kadib harqiyeen fariimaha lagu ducaynaayo Trump iyo kuwa lagu habaaraayo baraha bulshada.

Si kastaba ha ahaatee xalaado badan awgood, Facebook wuxuu ogol yahay, fariimaha ducooyinka iyo rajada wanaagsan, iyo kuwa habaarka ama rajada xun la rajaynaayo, marka laga reebo in shakhsi weerar.

Ilaa shalay waxaa hareeyey baraha bulshada, fariimo lagu taageeraayo looguna ducaynaayo Trump, waxaa iyaguna harqiyey, fariimaha kuwa jecel in Trump aad u xanuunsado ama dhinto.

Related posts

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

Xukuumada Biixi Oo Markii Ugu Horaysay ka Hadashay Dil Iyo Kufsi Burco Loogu Gaystay Hooyo Ugbad.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy