Soomaaliya: Biixi Wuxuu Boodhka Ku Qarinyaa Ficililadii Xumaa Ee Uu Ku Dhaqaaqay
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa mar kale dilkii Cabdinaasir Muuse Dahable ku eedeeyey dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, masuuliyiinta eedeyntaas u soo jeedisay DF...