Jubbaland Oo Meel Marisay Xeer Cusub ka dib Shir ka Dhacay Kismaayo,(Sawirro)
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Adan ayaa maanta shir-gudoomiyey kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala...