Ciidanka Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Maamulka SSC ayaa gacanta ku soo dhigay Axmed Diiriye Burcad oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool ee Maamulka...
Muslimiinta Kenya ayaa ka falceliyay arrin baraha bulshada qabsatay kadib markii uu soo baxay muuqaalka siyaasi Kenyaan ah oo haweeney Muslimad ah ku cadaadinaya inay...
Orodyahanno Afrikan ah oo u kala dhashay Kenya iyo Itoobiya ayaa wajahaya fadeexad, kuwaaso la sheegay inay gacan ku siiyeen inuu kaalinta koowaad ku soo...
Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay dileen taliye ka tirsan ururka Xisbullah ee koonfurta Lubnaan. “Horraantii maanta, diyaarad ay leedahay IAF (Ciidanka Cirka ee Israa’iil)...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad u diray Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, si ay uga soo qeyb galaan shirka Madasha Wadatashiga...