Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka tirsan al shabaab kuwaas oo ku howlanaa abaabulka qaraxyo iyo...
Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku usoo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka...
Macallin dhigayey Jaamacad laga barto caafimaadka oo ku taal dalka Bangladesh ayaa la xiray, maalmo ka dib markii uu xabad ku dhuftay arday imtixaan u...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey kooxda al shabaab, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqii ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar...