Heemaal News Network

Ugu Danbay Qoorqoor Oo Ogolaysiyeey Dani Ka Qayb Galka Doorasahada

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland Saciid C/llaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay ku kulmay magaalada Gaalkacyo, halkaasoo uu shalay soo gaaray Madaxweynaha Puntland, sida aan ku daabacnay wararkayii hore, waxaa la sugaayey war murtiyeed laga soo saaro wadahadalk.

Hadda ayuu na soo gaadhay nuqul ka mid ah warmurtiyeedkaa oo ka kooban toddoba qodob.

Related posts

RW Mahdi Guuleed Oo Jawaab ka Bixiyay Qoraal Musharaxiin kasoo Saareen Doorashada.

Heemaall

Kulan Looga Hadlayay Dagaalka ka Socda Gobolka Tigreega Oo ka Furmay Uganda.

Heemaall

Dawlada Oo QM kala Hadashay Xaaladaha ka Taagan Somaliya

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More