Heemaal News Network

Uk Oo Lagu Xidhay Kalkaaliso Caafimaad Oo Loo Haysto Dilka 8 Caruur Ah

Kalkaaliso caafimaad oo u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa lagu soo oogay 8 dacwadood oo dil ah iyo 10 dambi oo isku day dil ah oo ay kula kacday ilmo yaryar, cisbitaal ku yaal koonfurta magaalada Liverpool.

Ficillada waxay dhaceen muddadii u dhaxaysa Juun 2015 ilaa 2016.

30-jirka Lucy Letby ayaa la xiray Talaadadii. Waxaana la sii hayn doonaa ilaa Khamiista.

Haweeneyda ayaa sidoo kale isla kiiskan horay loogu xiray, sanadihii 2018 iyo 2019.

Baaritaankan waxaa la bilaabay bishii May 2017. Waqtigaas, waxaa la bilaabay baaritaano ku saabsan 15 caruur ah oo ku dhimatay cusbitaalka The Countess of Chester Hospital, halkaasoo haweeneydu ka shaqeynaysay.

Related posts

Dawlada Iyo Midowga Musharixiinta Oo Warar Isku Lid ah kasoo Saaray Dagaalkii Xalay.

Heemaall

Madaxweyne Macron Oo Amar Cusub Dul-dhigay Muslimiinta Faransiiska 15 Cisho-na U Qabtay.

Heemaall

Itoobiya Oo Beenisay in Ciidamo Somali ah ka Qeyb-galeen Dagaalkii Tigrayga.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More