Heemaal News Network

Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Cambaareeyay Qarax Lagu Hoobtay Oo ka Dhacay Cadan.

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ka garoonka diyaaradaha Cadan ee dalka Yemen.

Xoghayaha ayaa ugu baaqay dowladda iyo shacabka Yemen inaysan ka niyad jabin dib u dhiska dalkooda iyo xoojinta amniga.

Xoghaya ayaa intaas ku daray inay garab taagan yihiin dowladda Yemen kana caawin doona wax kasta oo ay u baahato si dalka loogu soo celiyo xasilooni.

Dad kor u dhaafaya 25 ayaa ku dhintay qaraxyadii shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadan, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 100 qof

Related posts

Dhamaantood Shaqada Ayaa Laga Eryey Markii La Daawaday Muuqaalkan

Heemaal

Cali Guudlaawe Oo Beeniyay In Dawlada Dhexe Faragalisay Doorashadii loo Doortay Hireshabele.

Heemaall

Baarlamaanka Oo Aqbalay Codsi Dib Loogu Dhigayo Magacaabista Wasiirada Hirshabeele.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More