Heemaal News Network
somali

Ustaad Jiim Sheekh Muumin Oo Ku Geeryooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Muusikeystihii weynaa Jiim Sheekh Muumin loo yiqiin “Jiim Sheekh Muumin” oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho.

Jiim Sheekh Muumin ayaa waxa uu sameeyay isla markaana muusiga ku laray heeso badan oo ay ku luqeeyaan fanaaniin caan ah.

Allaha u naxarisitee Jiim Sheekh Muumin waxa uu ku dhashay magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan 1945kii waxana uu fanka bilaabay isagoo aad u da’ yar.

Related posts

Go’aamo Laga soo Saaray Shirwaynaha Xisbiga Wadani.

Heemaall

UN. EU. AU IGAD Oo War Wadajir Ah Ka Soo Saaray Khilaafka Doorashada

Heemaal

Golaha Iskaashiga Khaliijka Oo soo Dhaweeyay Go’aankii Somaliya Iyo Kenya

Heemaall