Heemaal News Network
somali

Waalidiin Dawlada ka Dalbaday In Wiilashooda Looga soo Celiyo Tababarka Eritrea.

Waalidiinta wiilashoodu tababarka ciidan ugu maqan yihiin dalka Eritrea ayaa maanta Muqdisho ku dhigay cabasho ay dowladda Soomaaliya kaga dalbanayaan in wiilashooda meel loogu sheego.

Qaar kamid ah waalidiinta oo warbaahinta la hadlay ayaa dowladda ka dalbaday in ay ilmahooda usoo celiso, waxayna sheegeen in ilmahooda ay kasoo carareen Eritrea kuna dhibaataysan yihiin Itoobiya iyo Suudaan.
Halkan Hoose ka Daawo:

Related posts

Boorama: Aas Qaran Oo Loo Sameeyay AHUN Badhasaab K/Xig Hore Ee Awdal

Heemaall

Somali ku Hubeysan Toorey Oo Saddex Qof ku Dilay Magaalada W├╝rzburg Ee Jarmalka.(Sawirro)

Heemaall

Madaxweynaha Puntland Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis

Heemaall