Wadamo Talaabooyin Cusub Ka Qaaday Covid-19

Dhawr wadan oo caalamka ah oo ku yaala Yurub iyo Asia ayaa bilaabay inay dadkooda xaalad deg deg ah kusoo raagaan kadib markii uu si weyn usoo labo kacleeyay xanuunka saf mareenka ah ee Karoona.

Yurub dhawr dal oo ay ka mid yihiin Holland, Ingiriiska iyo dalal kale ayaa dadkooda amray inay guryahooda joogaan.

Ingiriiska in ka badan 3 million oo qof ayuu saameyn doona bandawgaan cusub.

Shiinahana dawladu waxay sheegtay inuu jiro shaki ah inuu xanuunku kusoo laabtay.

Adduunka oo dhan qiyaastii 38 million oo qof ayaa xanuunka Karoona qaaday waxaana u geeriyooday in ka badan hal milyan oo ruux.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy