Heemaal News Network

Wafdi ka socda Beesha Caalamka Oo Garoowe kula Shirsan Madaxweynaha Puntand

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, ayaa kulan gaar ah Garowe kula leh Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Kulankan oo ah mid albaabada u laaban, ayaa Safiiradda beesha caalamka waxay madaxweynaha Puntland kala hadlayaan geeddi socodka doorashada iyo xaqiijinta qoondada dumarka ku leeyihiin kuraasta aqalka sare.

Puntland ayaa kamid ah dowlad goboleedyada aan weli gudbin sideedii xubnood ee guddiyada doorashooyinka heer dowlad goboleeed.

Related posts

Wasiir Bayle Oo Qabatay Kulan Looga Doodayay Doorka Ganacsatada Ee Hormarinta Dhaqaalaha.(Sawiro)

Heemaall

Wasiir Bayle Oo ka Hadlay Xanuunkii kasoo Gaaray Qaraxii 11 Sano ka Hor Hotelka Shaamow ka Dhacay.

Heemaall

Dawlada Fadaraalka Oo Ka Hortagtay Hub Sharci Darro Ah Oo Dawlado Iyo Hay’ado Ku Soo Galinayeen Dalka

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More