Heemaal News Network
somali

Walidiin Kusii Jeeday Xabsiga Madheera Oo Caruur Uga Xirnayd Oo ku Dhintay Shil ka Dhacay Dacar-budhuq.

Ilaa afar qof ayaa ku nafwaayay qaar kalena way ku dhawacmeen shil gaari oo ka dhacay agaagaarka degmada Dacar-budhuq, oo u dhaxaysa Hargaysa iyo Berbera.

Dadka shilka ku nafwaayay ayaa la sheegay in ay ahaayeen waalidiin Borama uga ambabaxay si ay usoo booqdaan ubad kooda oo ku xidhan jeelka Madheera.

Shilka ayaa dhacay kadib markii baabuur nooca Dhaynaha ah iyo baabur Vitz ahi isku jiidheen agagaarka degemada Dacar-budhuq.

Shilalka dadka tirada badani ku dhintaan ayaa kamid noqday dhacdooyinka maalin laha ah deegaanada Somaliland.

Related posts

Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay South Africa

Heemaall

Wajigii Labaad Ee Wacyi Galinta Covid 19 Oo Boorama Laga Bilaabay

Heemaall

“Shirweyne Uunbaa La’iiga Saari Karaa Xisbiga”Xubnihii Laga Saaray Ucid Oo ku Gacan sayray

Heemaall