Heemaal News Network
somali

Waqtiga La Bilaabeyo Doorashada Aqalka Sare Ee Jubbaland Oo la Shaaciyay

Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa Maanta sirasmi ah u shaaciyay xilliga ay bilaabaneyso doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu soo bandhigay jadwalka doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare qeybta degaannnada Jubbaland.

Halkan Ka Akhriso:

Related posts

Midowga Yurub Oo Ka Hadlay Ciidanka Milateriga Ee ku Sugan Muqdisho.

Heemaall

Masar Oo Dacwad ka Dhan ah Itoobiya U Gudbisay Golaha Ammaanka Ee Q/Midoobey.

Heemaall

Dil Qorshaysan Ayuu Ahaa Waxaana Ka Masuula Badhasaabka” Mudaharadayashii Cerigaabo

Heemaall