War-mutiyeed kasoo Baxay Shirkii Wasiirada Amniga Ee Dowlad Goboleedyada.(Akhriso)

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta lagu soo gabo-gabeeyey Kismaayo iyagoo islameel dhigay sidii loo dhisi lahaa ciidamo ay ku midaysan yihiin maamul-goboleedyada.

Shirkan waxaa ka qeyb galay wasiirada amniga afar dowlad goboleed oo kala ah Jubbaland oo marti loo ahaa, Galmudug, Koonfur galbeed iy Puntland, iyadoo war murtiyeedka ay soo saareen uu u qornaa sidatan:-

© Heemaal News Netwok