Heemaal News Network

Warar Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Weerarka Lagu Qaaday Shirkadaha Maraykanka

Koox burcad dhanka internetka ah oo looga shakisanyahay in ay soo dirtay dowladda Ruushka, ayaa jabsaday cumbuyuutarrada qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda Mareykanka.

Meelaha loo dusay ayaa waxaa ka mid ah, Waaxaha Maaliyadda, Ganacsiga iyo Tamarta. Weerarkaan ayaa lagu tilmaamay kii ugu weynaa oo noociisa oo kala ah oo lagu qaado dowladda Mareykanka.

Haddaba faah-faahinta dhacdadaan ayuu Nur Xasan Nur ka wareystay Dr. Ismaacil Bile Xasan oo culmiga cambuyuutarka ka dhiga jaamacaha Metropolitan Satate University iyo Saint-Mary University of Minnesota.

 

Related posts

Waxay U Soo Raacday Duulimaad Khaas Ah In Ay Qas Samayso, Haddan Cafis Ayay Rabtaa

Heemaal

Maamulka Konfur Galbeed Oo si Adag U Beeniyey Qoraal Laga Baahiyay Lafta-gareen

Heemaall

Macron Oo Laga Dalbaday Inuu Cadaadis Saaro M/Sisi-ga Masar Oo Booqosho ku Jooga Farance.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More