Heemaal News Network
somali

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Xil ka Qaaday Caaqil.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa xilka ka qaaday Caaqil Nuur Xaaji Cabdilaahi Axmed, kaasoo kasoo jeeda gobolka Togdheer.

Caaqilkan ayaa xilka looga qaaday markii ay cabasho kasoo gudbiyeen beesha uu caaqilka u yahay, mdaama ay isku jufo ama deegaanka Balli-dhiig ka soo wada jeedaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed.

Related posts

Somaligii Ugu Horreeyay Oo ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia Ee Canada

Heemaall

Midawga Musharaxiinta Oo ka Hadlay Khilaafka Farmaajo+Rooble Iyo Doorashadii Gudoonka Somaliland

Heemaall

M/Biixi Oo Sheegay In Doorashada Lagu Beegay Maalintii Halganka SNM Ee 31 May.

Heemaall