Heemaal News Network
somali

Wasaarada Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare Ee Somaliya.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijadda Imtixaanka F12-aad Ee dugsiga sare Sanad Dugsiyeedka 2020-2021.

Sanadkan waxaa imtixaanka dugsiga sare looga baxayo u fadhiistay 34908 Ardey oo ku kala nool magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada Jubbalanad, Hirshabelle ,Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

Wasaarada Waxbarashada ayaana soo bandhigtay magacyada iyo iskuulada ardayda kaalinta ugu sareysa ka galay imtixaanka , waxaana sanadkan ardayga galay kaalinta koobaad noqday arday wax ka barta magaalada Gaalkacyo dhinaca Galmudug.

Related posts

Ra’isul Wasaare Rooble Oo Heyadaha Amniga Somaliya ku Amray Feejignaan.(Sawiro)

Heemaall

“Waxan Walaalo Nahay Sudaan Wabar-kii Qasay Somaliland Iyo Guusha Barkhad Batuun”Fanaanada Aamina Faarax

Heemaall

Rooble Oo la Kulmay Gudiga Amniga Doorashooyinka.(Sawiro)

Heemaall