Heemaal News Network
somali

Wasiir Bayle Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Eedeymo Uga Yimid Maamulka Hirshabeele.

Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay eedayn kasoo yeertay guddiga fatahaada Hirshabeele oo ku eedeeyay wasaaradda maaliyadda in ay xayirtay dhaqaalihii loogu talo galay ka hortagga iyo maaraynta fatahaada webiga Shabeelle.

Wasaaradda maaliyadda waxay sheegtay in bishii march ay bilowday qiimaynta baahida ka hortagga fatahaada webiga Shabeelle islamarkaana ay haatan dowladdu tartansiinayo shirkaddihii ka shaqeyn lahaa mashruuca ka hortagga fatahaada webiga.

Halkan ka Akhriso.

Related posts

“Somaliland Waa Qayb ka Mid ah Somaliya” Dawlada Kenya Oo Cadaysay Mawqifkeeda…

Heemaall

IMF Oo ka Digtay Halista Dhaqaalle Ee ka Dhalan karta Fayruska Cucub Ee Omicron

Heemaall

Tiktak Oo Ruushka Laga Mamnuucay

Heemaall