Wasiirka Duulista Somaliya Oo Sababeeyey Shaqo Joojin Uu Ku Sameeyey Mareeyihii Hayadda Duulista Iyo Hawada.

Wasiirka duulista iyo hawada soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyey maareeyihii hay’adda duulista iyo saadaasha hawada Yuusuf Cabdi Cabdile.

War ka soo baxay xafiiska wasiirka duulista iyo hawada soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Salaad Oomaar ayaa lagu sheegay in xilkan si ku meel gaadh ah loogu magacaabay Axmed Macalin Xasan oo ahaa ku xigeenka hay’adda duulista iyo saadaasha hawada soomaaliya.

Warka ka soo baxay xafiiska wasiirka duulista hawada soomaaliya ayaa u dhignaa sidan

 

© Heemaal News Netwok