Heemaal News Network
somali

Wasiiro Iyo Shaqaalaha Xafiiska Rooble Oo Weeraray Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur

Qaar ka mid ah golaha wasiiradda dawalada fadaraalka iyo shaqaalaha raisal wasaaraha Soomaliya Rooble ayaa weerar ku qaaday, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo dhawaan eedeeyey raisal wasaaraha. Iayadda oo sida hadda dhacda inta badan suuq joog ilaa madaxweyne la iskugu jawaabo la iskuna weeraro baraha burshada, xubnahan ayaa waxay Facebook-ga kaga jawaabeen, maqaal uu Cabdiraxmaan Cabdishakuur laftigiisu ku qoray facebook-ga oo uuk ku waarar raisal wasaaraha.

Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa maqaal ku qoray bartiisa facebook-ga. Waxana uu si weyn uga difaacay eedeymaha doorashada ee loo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha, wuxuuna u qaybiya eeda ilaa madaxda dawlad goboleedyadda.

 

Related posts

Ururka Xamaas Oo Ogolaaday Heshiis Xabad Joojin ah Iyo Israa’iil Oo Gacan Seyrtay.

Heemaall

Xassan Daahir Aways Oo Ka Hadlay Xaalada Cusub Ee Shalay

Heemaal

Heshiis Laga Gaaray Xadhiga Fiberka Ina Aw Siciid Ee Muranka ka Dhaliyay Somaliland.

Heemaall