Heemaal News Network
somali

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Ee Dalka Canada

 

Wiilkan Soomaaliga ah ee la dilay oo lagu magacaabi jiray Haabiil Cabdullaahi Xassan labaatan iyo hal sanno jir ahaa ayaa lagu waramayaa in rasaas lagu furay isaga iyo nin kale oo ay wada socdeen oo marayay agagaarka waddada Dixon iyo Scarlett magaalada Toronto ee dalka canada , iyagoo watay gaari, galabnmadii Sabtida,

Saraakiisha Booliiska dalkaasi Canada oo dhacdadan lagu dilay Wiilka Soomaaliga ah ka hadlay ayaa sheegay in ay shaki badan ka qabaa in weerarkan ay geysteen laba qof oo madow ah

Marka laga soo tago dhimashada wiilka Soomaaliga ah sidoo kale waxaa weerarka ama rasaasta ku dhaawacmay qofkii kale ee la socday.

Booliiska oo durbaba baaritaan sameeyay ayaa sheegay in ay eedeysanayaasha ay goobta ka baxsadeen, laakiin waxey sheegeeni in ay gacanta ku dhigeen gaarigii ay wateen labo bastooladood oo ay ka carareen.

Related posts

Somaliya Oo Deeq ka Heshay Dowladda Masar.(Sawiro)

Heemaall

Somaliland Oo Caalamka ku Eedaysay In Xoogii ay Galisay Somaliya Horumar Laga Gaadhi Waayay.

Heemaall

Beelaha Hawiye Oo Muqdisho Ku Qabtay Shir Lid ku ah Shirkii Hore Ee Farmaajo ka Dhaanka ahaa Kale Oo Lagu Taageerayo Farmaajo

Heemaall