Heemaal News Network

Wiil Soomaali ah Oo Lagu Dilay Magalada Idmanton Ee Dalka Canada.

Wararka ka imanaya magaalada Idmanton Gobolka Alperto ee dalka Canada ayaa sheegay in rag hubeysan ay toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed mid kalana dhaawacay.

Bashiir Xaaji Cali oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Canada ayaa sheegay in dadkii ka damebeyay dilka wiilkan Soomaaliyeed ay goobta ka baxsadeen.

Waxaa soconaya baaritaan la xiriira dadkii hubeysnaa ee ka dambeeyay dilka iyo dhawaca magaalada Idmanton loogu geystay Soomaalida, isla markaana baaritaano ay wadaan.

Dalka Canada gaar ahaan Gobolka Alperto oo Soomaalida ay ku badan tahay ayaa waxaa inta badan ka dhaca dilalka loo geysto dhalinyarada Soomaalida ah, waxaana taasi ay sababtay in Waalidiin farabadan ay carruurtooda dib ugu soo celiyaan Soomaaliya.

Related posts

Midawga Musharixiinta Oo War kasoo Saaray Shirkii Madaxda Galmudug iyo Puntland.(Akhriso)

Heemaall

Xisbiga Wadani Oo M/Biixi ku Eedeeyay Go’aanka Laga soo Saaray Ciyaartii Shalay.

Heemaall

Dowladda Soomaaliya Oo Ciidamo Hor Leh Geysay Xadka Kenya.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More