Heemaal News Network

X/Wadani Oo Guriga ku Booqday Wariye Hoodo Garays Iyo Hooyadeed Oo la Jir-dilay.

Saraakiil ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Wadani, ayaa gurigooda ku booqday saxafiyad Hoodo Gareys iyo hooyadeed oo ay ciidamada boolisku jidh dil u gaysteen jimcihi lasoo dhaafay ee 19 bishan Febraayo.

Masuuliyiinta xisbiga Wadani ayaa laamaha cadaalada ugu baaqay, in ay saxafiyada iyo hooyadeed cadaalad siiyaan, iyagoo sidoo kalena sheegay in loo bahanyahay in la helo sharci dabra askarta si aanay shacabka u dhibaataynin.

Related posts

Tanzania Oo Xabsiga Dhigtay Haweeney Caawisa Dumarka ka Baxa Diinta Islaamka.

Heemaall

Madoobe Iyo Khayre Oo Ku Wajahan Magaalada Garowe

Heemaal

Mahdi Guuleed “Somaliland Waan Tagi karaa Balse Hal Sabab ayaan Uga Joogaa”

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More