Heemaal News Network
Soomaaliya

Xaalada Coronavirus Ee Somaliya Oo Laga Warbixiyay.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 21 xaaladood oo COVID-19 ah.

21 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Laga Helay: 21
Benadir: 19
Puntland: 2

Lab: 14
Dhedig: 7
Bogsasho: 16
Dhimasho: 0

Tirada Guud Laga Helay: 1,594
Bogsashada Guud: 204
Dhimashada Guud: 61

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More