Heemaal News Network

Xabad joojin la kala Dhex-dhigay Maleeshiyaad ku Dagaalamay Galgaduud.

Ka dib, dadaalo isdaba joog ah oo uu hor kacayeen wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, C/raxmaan Yuusuf al-Caddaala & Xildhibaan Odawaa ayaa ugu dambeyn odayaasha beelaha ku dagaalamay degaanka Xanan-Buure ee gobolka Galgaduud ogolaadeen xabbad joojin.

Dadaalada nabadda wasiir ku xigeenka waxaa ku wehliyay, xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Galmudug.

Degaanka Xanan-Buure, waxaa ku dagaalamay beelo walaalo ah oo halkaas wada dega, mas’uuliyiinta ku baxay colaadaas ayaa dhinacyada ku qanciyay in ay saxiixaan xabbad joojinta si nabad loogu soo dabaalo degaanka.

Related posts

Midowga Afrika Oo ka Hadlay Rabshadaha ka Socda Muqdisho Amarna Siiyay Ciidanka AMISOM.

Heemaall

Stacey Abrams. Oo Mar Kaliya Caan Noqotay, Waana Gabadha Furaha Guusha U Dhiibtay Biden

Heemaall

Deni Oo Guddoomiyay Shirka Dib-u-habeynta Dakhliga Puntland.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More