Heemaal News Network
somali

Xarumaha Dad Dhigista Iyo Ilaalada Muqdisho Xariga Laga jaray.( Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo Xarunta Dad-Dhigista Dowladda Hoose oo ku taala Degmada Shangaani ee Magaalada Muqdisho.

Xarumahaan ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu ku sameeyay dib-u-dhis Balaaran, si loogu adeego Bulshada ku dhaqan Caasimada Muqdisho.

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay sidii loo dhisi lahaa xarumaha danta guud ee adeegyada kala gedisan loogu qabto Shacabka, iyadoona horey dib-u-dhis iyo balaarin lagu sameeyay xarumo dhowr ah oo loogu adeego Bulshada.

Related posts

Garyaqaanka Guud Ee Dowladda Oo sharci daro ku Tilmaamay Dacwada Fahad Yasiin

Heemaall

Proff. Cabdiwahaab Oo Lasii Daayay kadib labo Todobaad Oo la Haystay.

Heemaall

Maxaad ka Ogtahay Qodobo ka Taagan Xuska Sanad Guurada 20-AAD Ee Xisbiga Kulmiye?

Heemaall