Xasan Sheekh Oo ka Horyimid Qorshaha Farmaajo U Dejiyay Doorasha Xildhibanada Baarlamanka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in musharixiinta mucaaradku aysan u diyaarsanayn ka qaybgalka doorashada Soomaaliya ee 2020\21.

Xasan Sheekh, wuxuu sheegay in madaxda hadda joogta ay doonayaan inay kuraasta barlamaanka keenaan dad yar oo askar camal ah iyagana u codeeya haseyeeshee aysan middaasi socon doonin tartankuna dhab noqon doono.

“Waxay ku haminayaan in ay soo saari karayaan dad yaroo ugaardiyana si ay ugu codeeyaan laakiin waxaan dhihi lahaa taas hortaa jiraa waayay”, ayuu yiri madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh Maxamuud oo wax laga waydiiyey lacagaha lagu geli doono doorashada waxa uu sheegay in dad badan oo doonayey kuraasta barlamaanka iyo madaxweynaha uu jeebkoodu celin doono haseyeeshee uu diyaarsan yahay.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy