Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu u diray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Gudoonka labada Labada aqal ee Baarlamaanka kula socodsiiyay mudo xileedka Baarlamaanka 10-aad .
Qoraalka Xasan Sheekh u diray Madaxda ugu sareysa dowlada Federaalka Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay qaadaan talaabooyin wax ku ool ah oo looga hortagayo in dalku dastuur la’aan noqdo lana jabiyo Dastuurka KMG.
Halkan ka Akhriro;