Heemaal News Network
somali

Xayiraadii Saarneyd Nairobi Iyo Magalooyinkii kale Oo Laga Qaaday.

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa fududeeyay xayiraadihii la saaray Magaalqda Nairobi iuo magaalooyinka kale ee dalkaaa, bishii Maarso si loo xakameeyo faafitaanka Cudurks Coronavirus.

Khudbadiisa Maalinta shaqaalaha ee uu Maanta jeediyay Uhuru kenyatta ayuu ka qaaday joojinta dhaqdhaqaaqa iyo soo gelida shantii degmo ee horay loogu dhawaaqay inay yihiin meelaha cudurka uu ka jiro.

Waxa uu sheegay in xaddidaadda dhaqdhaqaaqa gudaha iyo dibedda ee magaalooyinka Machakos, Nairobi, Kajiado, Kiambu iyo Nakuru ay dhammaan doonto saqda dhexe ee Sabtida.

Related posts

Khilaafkii Sacuudiga Iyo Imaaraadka Oo Waji kale Yeelatay

Heemaall

Heshiis Laga Gaaray Colaadii Somalida Iyo Canfarta Itoobiya.

Heemaall

QM Oo Shaacisay In Ciidamada Somaliya ka Qayb-galeen Dagaalada Gobolka Tigray.

Heemaall