Heemaal News Network
somali

Xiisad ka Taagan Xuduudda Poland iyo Belarus Oo Cirka Isku-shareertay.

Dalka Poland ayaa bilaabay in uu ciidamo dheeraad ah ku daabulo xadka uu la wadaago dalka Belarus ee Ruushka ay xulufada yihiin.

Qorshahaah ayaa la sheegay in ujeedadiisu tahay sidii looga hortagi lahaa cadaadiska muhaajiriinta ka imaanaya Afrika iyo Bariga dhexeoo dalkaasi aad ugu soo qulqulaya.

Ra’iiusl Wasaaraha Poland oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Warsaw ayaa ku eedeeyay dalalka Belarus iyo Ruushka in ay iyagu soo abaabulayaan arrintan si ay u carqaladeeyaan Midowga Yurub.

Related posts

Wasiir Kaahin Oo Dib U Eegis Ku Samaynaysa Degmooyinkii Hore Darajada Loogu Daclacsiiyay

Heemaall

Ciidamada Dowlada Oo Gacanta ku Dhigay Burcad Dadka Dhibaato ku Hayay.(Sawiro)

Heemaall

Diiwaangelinta Musharaxiinta Golaha Shacabka Ee Somaliland Oo Muqdisho ka Bilaabatay.(Sawiro)

Heemaall