Xildhibaan 80 Jir Ah Oo Ku Faanay In Uu Ka Danbeeyey Munaafaqada Loogu Kala Hiiliyey Carabta Mid Cusubna Haya

Halkan hoose ka daawo xildhibaanka oo xajka tagay oo calanka Soomaliya ku xajiyey, wuxuuna ku soo xajiyey baasaboorkii Soomaliya.