Heemaal News Network
somali

Xildhibaanada Degmada Lughaya Oo la Shaaciyay.

Xildhibaanada Degmada Lughaya ayaa la shaaciyay maanta waxaana xisbiyadu kala heleen 5 xildhibaan oo xisbiga kulmiye ah iyo Labo Wadani ah iyo Laba UCID ah
Lix Xildhibaan ayaa ka soo Jeeda Beelaha Maxad Case Halka sadaxda kale ay kasoo jeedaan Beesha Ciise.

Related posts

Waraabe Oo Xukuumada Biixi Ugu Baaqay Inay Joojiso Wada-hadalada Somaliya.

Heemaall

RWasaare Rooble Oo la Dar-daarmay Guddiga Doorashooyinka Jubbaland.

Heemaall

Maamul Goboleedka Puntland Oo soo Saaray Amar Cusub.(Akhriso)

Heemaall