Heemaal News Network

Xildhibaanadii Xasaanada Laga Qaaday Ee Puntland Oo Dacwad U Gudbiyay Beesha Caalamka iyo ICJ.

Siddeeddii Xildhibaan ee Puntland xasaanadda ka qaadday ayaa beesha Caalamka iyo Maxkamadda Adduunka ee ICJ u diray Warqad ashtako ah, oo ay ku sheegeen in lagu Xadgudbay.

Xildhibanada ayaa sheegay in Maamulka Puntland uu cabburin ku hayo Xildhibaanada, iyagoo sheegay in ay la xisaabtan ku sameyeen Xukuumadda, taasi darteedna loo beegsaday.

Halkan Hoos ka Aqriso:

Related posts

Booliiska Itoobiya Oo War kasoo Saaray Qarax ka Dhacay Adis-ababa.

Heemaall

Dowlad Mar kale Cusbooneysiisay Xayiraad Ay Horey U Saartay Somaliya.

Heemaall

Al-Shabaab Oo Fagaaro ku Toogtay Nin ay ku Eedeeyeen Sixiroole.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More