Heemaal News Network
somali

Xiliga la Qabanayo Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Somaliya Oo la Shaaciyey.(Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada Sare ee dalka.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa sheegtay in la-tashiyo badan kadib ay ku wargelineyso dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanad Dugsiyeedka 2020-2021 la geli doono inta u dhaxeysa 22-ka illaa 26-ka bisha Maajo, 2021.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

Puntland Oo Sheegtay Inay Dagaalkii Daacish Uga Dishay 24 Xubnood.(Sawiro)

Heemaall

Farmaajo Oo kasoo Horjeestay Xil ka Qaadistii Wasiirka Amniga Gudaha.

Heemaall

Tartanka Gabayada Oo Maanta Laga Furay Magaalada Muqdisho.

Heemaall