Heemaal News Network
Soomaaliya

Xisbiga Wadani Oo Ansixiyay Kuxigeenada Mulkiile Ciro.

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta shirkii golaha dhexe ku ansixiyay xubno ka tirsan xisbigaasi.

Xubnaha la ansixiyay oo u mahadceliyay xubnaha golaha dhexe.

Waxaana ka mid ah xubnaha la ansixiyay:
• Cabdirisaaq Khaliif Axmed Guddoomiye xigeenka 1-aad

• Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac Guddoomiye xigeenka 2-aad

• Kayse Cali Geeddi guddoomiye xigeenka 3-aad

• Khadar Xuseen Cabdi Xoghayaha guud

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More