Heemaal News Network
Caalamka

Xoghaya Arimaha Dibada Maraykanka Oo Booqanaya Boqortooyada Sucuudiga

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa lagu wadaa in uu booqdo Boqortooyada Sucuudiga, sida ay sheegtay waaxda arimaha dibada ee maraykanku.

Inta uu ku sugan yahay Xoghaye Pompeo Sucuudiga ayaa waxa uu la kulmi doonaa Borqor Salman bin Cabdilcasiis iyo Amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Mohammed bin Salman iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Sucuudiga Faisal bin Farhan.

Booqashadan oo qaadan doonta mudo 3 maalmood oo ka bilaabata Arbacada ilaa Jimcaha ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan xiisada bariga dhexe iyo iskaashiga labada dal.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More