136 Mudane Ee katirsan baarlamaanka DFS Oo Ugu Baaqay Xassan Sheikh inuu joojiyo Duulaanka Koonfur Galbeed.

136 mudane oo katirsan baarlamaanka 11-aad ee waqtigiisy gabaabsiga yahay DFS ayaa ugu baaqay madaxweyne Xassan Sheikh in uu joojiyo duulaanka uu kuwado Koonfur Galbeed, waxayna cambaareeyen talaabada ciidamada xoogga dalka loogu isticmaalo arrimo siyaasadeed.

Xildhibaanada ayaa bogaadiyey doorashada Koonfur Galbeed in loo dhaqaaqo, waxayna sheegeen in Galmudug iyo Hirshabeelle-na Talaabadaas oo kale laga doonayo, ayna muhiim tahay in sharciyada la dhawro.

LL Screenshot

Screenshot

Related posts

Dibadbaxayaal Careysan oo Sawirada Xasan Sheekh ka fujiyay Darbiyada iyo Goobaha Muhiimka ah Ee Baydhabo..

War Hadda kasoo Yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Iiraan.

Jahwareerka Koonfur Galbeed,Xiliga la Dooranayo Laftagareen,Qorshaha Mucaaradka iyo Itoobiya .