78
Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Janaraal Gholamreza Soleimani, taliyaha ciidanka Basij, lagu dilay duqeyn ay fuliyeen ciidamada Israel iyo Maraykanka, sida ay shaaciyeen warbaahinta dowladda Tehran
Balse welli si rasmi ah dawlada Iran uga ma hadlin xaaladda Cali Larijaani oo ISR ay shaacisay maanta inay duqeyn ku dileen.
Dhinaca kale Nataniyaahu ayaa markale soo muuqday maanta isagoo la joogo safiirka Mareykanka ISR, waxaana uu ku yiri u sheeg Trump waan noolahay welli.