Madaxda Sirdoonka Mareykanka Oo Sheegtay In Ruushka, Shiinaha, Kuuriyada Waqooyi, Iiraan iyo Pakistan ay wadaan

by Heemaaln
0 minutes read
A+A-
Reset

Agaasimaha Sirdoonka Mareykanka, haweenayda Tulsi Gabbard oo maanta hadal u jeedisay Aqalka Senate-ka ayaa sheegtay in hay’adaha sirdoonka Mareykanka ay oggaadeen in Ruushka, Shiinaha, Kuuriyada Waqooyi, Iiraan iyo Pakistan ay wadaan cilmi-baaris iyo horumarinta noocyo kala duwan oo gantaallo ah

Tulsi Gabbard ayaa sheegtay Hay’adaha sirdoonka ay qiimeeyeen in cilmi baaris iyo horumarinta noocyo kala duwan oo nidaamyo gantaallo ah kuwa casri ah, kuwa cusub, ama kuwa Caadi ah kuwaas oo qaadi kara hub nukliyeerka ah, isla markaana gaara kara gudaha Mareykanka.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.