Iiraan Oo Tiro Gantaallo ah Hada ku Qaraacday Caasimadda Sucuudiga Ee Riyaad,

by Heemaaln
1 minutes read
A+A-
Reset

“Wasaaradda Difaaca ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in nidaamyada difaaca cirka ee dalka ay la tacaalayaan ‘khatar gantaal ballistic ah’ oo lagu so riday magaalada Riyadh.”

iiraan ayaa hada wada beegsiga dalalka Khliijka. tan iyo intii uu dagaalka bilaabmay.

Wariyeyaasha wakaalada wararka AP ee ku sugan Riyadh ayaa sheegay inay maqleen qaraxyo waaweyn caasimadda Sacuudiga goor-dhaw, taasoo ku beegan maalintii 19-aad ee dagaalka Bariga Dhexe.

Goobo iyo meelo ku yaalla Sacuudiga, oo ay ku jiraan saldhigyo milatari, xarumo tamar, iyo aagga diblomaasiyadda ee caasimadda, ayaa la kulmay weerarro ka imanaya Iran tan iyo markii uu billowday weerarka Mareykanka iyo Israa’iil ay ku qaadeen Iran.

Adblock Detected

Please support us by disabling your AdBlocker extension from your browsers for our website.