Heemaal News Network

Ninkii Toogtay Reysal wasaraha Slovakia Oo Gacanta Lagu Dhigay.

Booliska ayaa xabsiga dhigay markii gacantya uu kusoo dhigay nin lagu tuhun-san yahay toogashadii reysal wasaaraha dalka Slovakisa,taasoo ka dhacday magaalada Handlova.

Saraakiisha Booliiska ayaa sheegay in ilaa iyo hadda in ninka weerarka geystay oo 71 jir ah, uu kasoojeedo tuulo ku taal bartamaha Slovakia.

Bistoolada rasaasta laga furay ayaa la sheegay in si sharci ah loo haysto, Ilaa hadda lama oga sababta uu ninka weerarka geystay

Muuqaal ayaa muujinaya dad rayid ah iyo ilaalo oo tuhmanaha ku xiraya bannaanka xarunta dhaqanka ee Handlova.