12
!ran ayaa goor dhaweyd duqaymo culus ka gaystay goobo kala duwan oo ku yaalla Magaalada ugu muhiimsan ISRL(Dimona).
Waxay xogguhu tibaaxayan inuu weerarku ahaa mid culus oo khasaare badan geystay. Warbaahinta ISRL ee Ynet- ayaa qiraysa in 12 goob oo kala duwan laga diwaan galiyay khasaare. Dhawacyada goobaha kala duwan ayay tirada ku sheegen 20 qof.
Magaaladan ayaa ah goobta ay ku yaallaan xarumaha nukliyeerka ISR, waana goob aad loo ilaaliyo ammnigeeda balse !ran ayaa weerarkan ku qaaday kadib markii maanta la weeraray xarumahooda nukliyeerka.